Sidee email marketing lacag looga sameeya? Siduuna u shaqeeya

Hadii aad rabto inaad wax ka barato digital marketing course waliba ka kooban ilaa 30 mudules oo aad ku baraneyso wax walbo la xariira digital marketing ku dhufo link hoose si aad u hesho maclumaad dheri ah
https://skillhup.com/courses/advance-…

Hadii aad doneyso inaad barato xayeysimaha casriga ah ama sidoo kale dooneyso inaad sameysato agency ganacsiyada ka caawiya iney hormariyaan business dhanka onlineka ah waxaa jiro program aan ugu magac darnay
πŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡βœ”οΈβœ”οΈβœ”οΈβœ”οΈβœ”οΈ

6 days workshop on Instagram

Baro sida loo sameeyo xayeysiimaha facebook iyo instagram kuwaa oo aad ku hormarin karto sumcada business kaga dhanka online ah ama hadii aad tahay arday in aad abuurato shaqo si aad u caawiso shirkadaha
β¬‡οΈβ˜‘οΈ

programkan waa mid kugu haboon hadii aad tahay
Hadii aadan wax ka aqoon instagram iyo facebook ads iyo faidada ay ganacsigaga u leeyihiin
Ama waad aad taqan ama fahansan tahay xayeysimaha facebook iyo instagram lakiin ma taqaanid meel laga bilaawo
Hadii adan awoodin inaad sameyso sales online ah ama dadka xayeysiintada arkay inaad u bedesho dad wax iibsada
Website malihid misna waxaad dooneysaa in aad wax ku iibiso ama aad gaarto dad badan adoo isticmalaya social media
Ama mataqaanid xayeysinta markey kacdo sida loola socdo ama sida loo aqriyo xogta hadii ay tahay xayeysiintada mid si wacan ku socoto ama mid u bahan wax ka badal
Ama waxaad dooneysaa inaad hesho faido ka badan waxa aad galisay oo qarash ah xayeysiinta
waad ku mahadsan tahay inaad nagu so biirtay fadlan hadii ad doneyso suaalo dheri ah inaad naweydiso nagala soco social media channelka kale sida
πŸ“² facebook ]
https://www.facebook.com/profile.php?id=100001582897955

πŸ“² instagram follow us
https://www.instagram.com/cariif.10/

channel tags…….

#Shariif Academy
#cariifdigitalmarketing
#cariif digital marketing
#Shariif Academy
#sidee online loga shaqeysta
#sida online lacag looga sameyo
#facebook ads
#social media marketing
#online marketing

SEO Agency Philadelphia
¤